Friday, June 22nd, 2018

Afar Ardey oo ay usoo baxdey Kuliyado kala duwan oo Injineerin ah(Aqriso + Sawiro)

Published on October 15, 2014 by   ·   2 Comments

Intii lasoctey waxaa Ururka Badbaado uu indhawaalaba latacaalayey Daboolista Baahida Jaamacadeed ee ay qabaan ardey aan awood u laheyn iska bixinta qarashaadkeeda, Waxaana dadaalkii Ururka uu sameyey ka dhashey in shalay ay guuleeysteen ardey tira ahaan gaaraya illaa afar ardey.

Ardeydaan laba kamid ah waxa ay ku guuleeysteen Kuliyadda Electric Engineering kuwaasoo kala ah Arwaax Mohamed Isse iyo Abdullahi Sh. Ahmed Abshir, halka ardeyga Mahad Ahmed  Macalin Abdi  uu ku guuleeystey Kuliyadda Mechanical Engineering ugu danbeeyntii Aaden Shiikh Mohamud ahmed uu isna ku guuleeystey Kuliyadda Electricity Engineering.

Waxaan maalinta Birri ah fileeynaa in ardeyda dhiman ay kasoo muuqdaan liiska ardeyda caalamka ee Jaamacadaha Suudaan ku biiraya Inshaa Allaahu.

aden sheik3

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Aden Shiikh Mohamud Ahmed

arwaax6

Arwaax Mohamed Ciise

Mahad Ahmed M. Abdi

Mahad Ahmed Macalin Abdi.

a.llaahi sh.

Abdullahi Shiikh Ahmed Abshir

Filo Ardey hor leh iyo Kuliyadaha ay ku guuleeystaan inshaa allaahu.

Readers Comments (2)

  1. abdimajid says:

    masha Allaaah waa wax lagu farxo Allaaaah ayaana mahad iska leh

  2. CabdulQaadir Maxamed Saciid "Gentleman" says:

    Maasha Allaah waan u hambalyeynayaa wiilasha ku guuleystay imtixaankii qaadashada, waxaana rajeynayaa in ay ka faa’iideystaan fursadaas.

    Waa inaad ogaataan in dadkiinu idin sugayaan idiinna ducaynayaan.



Fun Raising

Shir Wacyi galin ah oo kadhacaya Muqdisho

May 6, 2017
Ogeeysiis   Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
badbaado

Liiska Ardeyda heshey Wax-bashada bilaashka ah ee Jaamacadaha Gudaha

November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
DSC00131

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
canstockphoto9751902_Education

Ogeeysiis: Deeqo Wax-barasho dibadda ah oo labixinayo

April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
Picture 269

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...

Congratulations for the Badbaado Organization Team!!!

March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
please

There is a wisdom says that “Charity begins Home!”

March 25, 2015
  Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
imagesCA3LWSDZ

Badbado development organization has tried to get the attention of its community over the world.

March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
canstockphoto9751902_Education

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
imagesCAC2O8P0

jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.

January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...