Thursday, December 14th, 2017

Agoonta oo wax barashadooda lakafaalo qaadey(Sawiro)

Published on August 6, 2015 by   ·   2 Comments

Iyadoo ay dalka kajiraan dhibaatooyin isbiirsadey oo kadhashey colaadaha iyo abaaraha kusoo noq noqdey dalka ayaa waxaa taas kadhashey in qofkasta naftiisa iyo qooyskiisa haddii uu kaalintooda buuxiyo in uusan awood u helin kaalmeeynta dadka kale marka laga reebo wax xoogaa dadka samafalayaasha ay ee awooda leh ay u qabtaan shicibkooda iyo Muslimiinta guud ahaan.

Ururka Badbaado  ayaa markii ugu horeeysey waxa uu tallaabo u qaadey dhanka wax u qabashada agoonta dadka uu u adeego, iyadoo tirada haatan ururka u diwaan gashey ee wax loo qabanayo ay gaarayaan illaa afartan ardey.

Ardeyda ayaa laga bixin doonaa qarashaadka uga bax tacliinta iyo gaadiidka xilliga ay aadayaan waxbarashada.

Halkaan hoose ka daawo ardeyda maanta Ururku kafaalo qaadey iyo waalidiintooda oo la isku sawirey, Golaha dhaqanka  Saruur ee soo aruuriyey agoonta iyo Maamulka Ururka ee Laanta Soomaaliya.

DSC00107 DSC00108DSC00109 DSC00108DSC00103DSC00102DSC00096DSC00101DSC00094DSC00091DSC00090DSC00087DSC00090DSC00085DSC00082DSC00082DSC00081DSC00078DSC00077DSC00074DSC00070DSC00068DSC00100DSC00067DSC00063DSC00062DSC00059DSC00056DSC00055DSC00053DSC00049DSC00046

Qore: Ismail Warsame ali (Kudhan)

Readers Comments (2)

  1. calisalaad ibraahim says:

    maashaa Allah maanta ayaan dareemayaa in beertaan lumcadeeynay ey roobsatay cagaar kasoo dhashay oo eey limaad mareyso insha Allah waxaan rejeynayaa inaan arki doono anagoo haraceeda miraheeda guraneyno insha allah dadaalkeenana aan sii kordhino dadaalaa gaaree

  2. calisalaad ibraahim says:

    wada jirkeena waa guusheena wada cunisteena waa sharafteena wax baristeena waa horumarkeena wax tabaceena waa baahibeelkeena ceel qodisteena waa nolosheena isbitaal dhiskena waa cafimadkena aan dadaalno dadaalaa guushiisa gaaree



Fun Raising

Shir Wacyi galin ah oo kadhacaya Muqdisho

May 6, 2017
Ogeeysiis   Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
badbaado

Liiska Ardeyda heshey Wax-bashada bilaashka ah ee Jaamacadaha Gudaha

November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
DSC00131

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
canstockphoto9751902_Education

Ogeeysiis: Deeqo Wax-barasho dibadda ah oo labixinayo

April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
Picture 269

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...

Congratulations for the Badbaado Organization Team!!!

March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
please

There is a wisdom says that “Charity begins Home!”

March 25, 2015
  Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
imagesCA3LWSDZ

Badbado development organization has tried to get the attention of its community over the world.

March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
canstockphoto9751902_Education

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
imagesCAC2O8P0

jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.

January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...