Monday, April 23rd, 2018

Ardeyda Gaartey Sudan ee Scholar-ship-ka kuguuleeysatey (Sawiro)

Published on December 12, 2014 by   ·   1 Comment

 

 

caydaruus4Mohamed hassa osmanaden sheik3aweys5Mahad Ahmed M. Abdi

 

 

 

 

caydaruusMahad Ahmed M. Abdi1Aweysaden sheikMohamed Hassan Osman Cibar

 

 

 

 

a.ziz mohamed afrax  Waxaan u mahadcelineynaa Eebe Subxaanah oo nagu guuleeyey in aan Tacliin Sare oo Dibadda ah hadana lacag la’aan ah aan u helno dhammaan ardeyda kor ku xusan.

Ardeydaan ayaa Waxa ay ku kala guuleeysteen Kuliyadaha Engineering, Medicine iyo Ecomonic, iyadoo ay xusid mudantahay in ahaayeen Kuliyadahaan kuwii ay dalbadeen Ardeyda.

Guusha la gaarey ayaa waxaa aas aas u ahaa Wakiilka Ururka Badbaado ee Suudaan Abuuqkar Axmed Ereg oo ku guuleeystey in Ururka Badbaado uu kudaro Ururo kale oo kajira Dalkaas sida Non Sudaness Welfare Societies iyo Midowga Dhalinyarada Gobolada Dhexe ee kajira Wadanka Suudaan.

Sidoo kale waxaa dadaal dheeri ah bixiyey Xafiiska Ururka Badbaado ee Muqdisho kaasoo ku guuleeystey Aruurinta Ardeyda, Kadhaadhicinta Barnaamijka Scholar-Ship-ka Ururka, Fududeeynta adeegyo ay ugu horeeyso Gudbinta Shaqaadooyinka, Passports-ka, Codsiyada Kuliyadaha, Fududeeynta Helista Fiisooyinka, Tigidhada iyo Xiriirinta Waarilidiinta Ardeyda Ururku uu u direy Jaamacadaha.

Waxaaba intaa kasii mudan Xarunta Ururka ee Nayrobi oo iyagu ku guuleeystey isku xirka Xafiisyada Muqdisho iyo Khartuum ee Sida wada jirka ah ugu guuleeystey miraha maanta gacanta kujira.

Sikastaba waxaa la dareemi karaa in guusha lagaarey ay kadanbeeysey iskudayo badan oo guuldareystey taasoo aanan sababin in laniyad jabo, maanta waxaan rajeyneynaa in dalal hor leh oo ay wakiilo noo joogaan aan iyagana ka helno deeqo wax barasho oo heerkoodu sareeyo.

Qore: Ismail Warsame Ali (Kudhan)

 

A.wali Ahmed Farah

Readers Comments (1)

  1. mahad YUSUF MOHAMUD says:

    MASHA,ALAAH I WISH YOU ALL THE BEST



Fun Raising

Shir Wacyi galin ah oo kadhacaya Muqdisho

May 6, 2017
Ogeeysiis   Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
badbaado

Liiska Ardeyda heshey Wax-bashada bilaashka ah ee Jaamacadaha Gudaha

November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
DSC00131

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
canstockphoto9751902_Education

Ogeeysiis: Deeqo Wax-barasho dibadda ah oo labixinayo

April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
Picture 269

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...

Congratulations for the Badbaado Organization Team!!!

March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
please

There is a wisdom says that “Charity begins Home!”

March 25, 2015
  Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
imagesCA3LWSDZ

Badbado development organization has tried to get the attention of its community over the world.

March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
canstockphoto9751902_Education

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
imagesCAC2O8P0

jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.

January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...