Thursday, December 14th, 2017

Daawo Ardeyda Iskuulka Dumaaye oo Aqriso magacyadooda

Published on January 7, 2015 by   ·   3 Comments

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Tuudalada Dumaaye waa Tuulo Hoostagta Degmada Jowle ee Gobolka Mududg ee Bartamaha Soomaaliya.

Tuuladaan ayaa ku beegan dhanka bari ee Magaalada Jowle iyadoo qiyaas ahaan ujirta 45KM.

Xiliga Dowladdi Dhexe ee Soomaaliya Tuuladaan makajirin wax adeeg bulsho oo ay dowladdu hirgalisey haddii ay ahaan laheyd Adeeg Caafimaad iyo Mid wax barasho.

Laakiin Dabayaaqadii Sagaashamaadkii ayaa hey’adda Cisp ee Taliyaaniga ah waxa ay kahirgalisey Tuulada Iskuul kakoobnaa Sedex fasal oo dhagax ah.

Nasiib Darro,  Cisp ayaa katagtey Gobolka Mudug iyadoo taasna ay kadhagaley in Maleeshiyaad Deegaanka ah ay saqafkii sare ee Dugsiga ay fuq fuqsadeen maalin cad, inkastoo dadaalka duqoowda uu noqdey mid aan ladhageeysan kaasoo ay ku doonayeen in halka il ee adeega bulshada ay ku badbaadiyaan.

Ugu danbeeyn Ururka Badbaado ayaa dib magaalada uga hirgaliyey iskuulka sawiradiisa ay hoos kamuuqdaan, kaasoo haatan ay wax ku bartaan 106 caruur ah oo deegaanka ah.

Picture 528Picture 537Picture 535Picture 534Picture 530Picture 529Picture 528Picture 506Picture 494Picture 492Picture 491Picture 363

Galaaska 5 aad ee Subax leeyda ah
No. Full Names Sex
1 iqra abdullahi mohamed f
2 abdirisaq ibrahim ali m
3 mohamed abdi warsame m
4 miski abdullahi mohamud f
5 abdirahman abdullahi mohamud m
6 bakar ibrahim ali m
7 liban ilmi ahmed m
8 liban abdullahi ali m
9 ayan mohamud hashi f
10 sakariya mohamud hashi m
11 jamilo ali abdi f
12 hassanwali mohamud hashi m
13 yonis ali abdi m
14 osama arwax tarabi m
15 asiya ali abdi f
16 hodan ali abdi f
17 ismail ilmi ahmed m
18 sudo abdullahi mohamud f
19 abdifitax salah ali m
20 ayan ali abdi f
21 salmo said abdi f
Galaska Koobaad ee Subax leeyda
22 Abdiwali mohamed mohamud m
23 ahmed mohamed abdi m
24 mohamed ibrahim mohamud m
25 nur abdulkadir m
26 idris ahmed abdulle m
27 ahmed mohamed abdulle m
28 abdi ahmed ali m
29 ahmed nur abdi shire m
30 abdulkadir said omar m
31 ismail ali abdi m
32 ismail abdi mohamed m
33 abdullahi mohamud osman m
34 sadaq ibrahim mohmud m
35 abdirashid ibrahim mohamud m
36 isman ibrahim mohamud m
37 isman ibrahim mohamud m
38 shamso ahmed abdi f
39 marwo mohamed ali f
40 nafiso ali hassan f
41 muno dahir ahmed f
42 hani said hassan f
43 sabirin hassan hersi f
44 asho ahmed shire f
45 mudan mohamud nuh f
46 kaltun ali farah f
47 fardowso abdullahi mohamud f
48 maryamo abdi warsame f
49 fartun mohamud isman f
50 asho mohamed ali f
51 sabirin ali hassan f
52 yonis farhan salad m
53 iqra abdi mohamed f
54 sakariya ali carab m
55 ahmed abdullahi hassan m
56 omar abdullahi ahmed m
57 asho hussein hassan f
58 nasro ahmed isse f
59 nasiyo ahmed isse f
60 abdirahim aden ali m
61 abdulrahman sharif mohamed m
62 ahmed mohamed isman m
63 hawa abdi shire f
64 shuceyb mohamed mohamud m
65 farhiyo mohamed abdi f
Galaaska 2 aad ee Galableeyda.
66 Nur abdi shire m
67 muse ali abdi m
68 liban hussein ali m
69 abdulkadir tarabi farah m
70 abdishakur osman mohamed m
71 ise mohamud hashi m
72 sh. sayid ahmed mohamed m
73 abdulrisaq abdullahi mohamd m
74 awale ahmednur aden m
75 abdulkadir shire abdi m
76 abdulrisaq mohamed weheliye m
77 mohamed ahmed abdi m
78 abdulkadir warsame Jimale m
79 abdullahi warsame jimale m
80 faiso abdullahi mohamud f
81 sahro aden ali f
82 lul ahmed mohamed f
83 nico abdullahi abdi f
84 nasro ibrahim mohamud f
85 iftin ibrahim ali f
86 farhiyo mohamud weheliye f
87 dahir ali isman m
Galaaska 1 aad ee Galableeyda.
88 Liban ali hassn m
89 liban abdi Warsame m
90 abdiwali said omar m
91 farowso abdi warsame f
92 fatxi sharif mohamed f
93 kowsar ahmed hassan f
94 mohamed said osman m
95 mohamed abdullahi ali m
96 mustaf osman mohamed m
97 nimco ahmed hassan f
98 Nurani abdi warsame m
99 sayid ali abdullae arale m
100 burhan ahmed shire m
101 dahir ali abdi m
102 habibo abdullahi ali f
103 mohamed hussein hassan m
104 abdirahman abdullahi hassan m
105 abdirisaq abdullahi ahmed m
106 mohamed abdullahi hassan m

Readers Comments (3)

  1. Abdullahi Karaani says:

    Masha Allah. Waa wax lagu farxo in waxbarasho lacag la,aan ah ay dadka deegaanka heleen. Waxaana mahadaas iska leh Allah ka sakow Ururka Badbaado. Waxaan ugu baaqayaa jaaliyadaha ka soo jeeda deegaanada uu Ururka Badbaado ka howl galo in ay taageero hiil iyo hoo la garab istaagaan Ururka.

  2. m. sodani says:

    waa arin lagu farxo in skool ka furan Dumaaye caruurtiraadaas gaaraysaa wax ku baranayso fursadna ay u helaan bilaawgii mustaqbalkooda in albaab uga furmay , inkastoo dhulka u dhexeeya Dumaaye iyo Burjirraqo sida aan u deganahay aay yar tahay dhibse malahan oo weligeenba sidaan ayaan ahayn magacna waanku lahayn.
    aad ayaan u jeclaan lahayn in sidaan oo kale degaanada kale oo dhan sawirada skoolada la soogeliyo
    mahadsanid



Fun Raising

Shir Wacyi galin ah oo kadhacaya Muqdisho

May 6, 2017
Ogeeysiis   Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
badbaado

Liiska Ardeyda heshey Wax-bashada bilaashka ah ee Jaamacadaha Gudaha

November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
DSC00131

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
canstockphoto9751902_Education

Ogeeysiis: Deeqo Wax-barasho dibadda ah oo labixinayo

April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
Picture 269

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...

Congratulations for the Badbaado Organization Team!!!

March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
please

There is a wisdom says that “Charity begins Home!”

March 25, 2015
  Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
imagesCA3LWSDZ

Badbado development organization has tried to get the attention of its community over the world.

March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
canstockphoto9751902_Education

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
imagesCAC2O8P0

jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.

January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...