Friday, June 22nd, 2018

Daawo Sawirada iyo Shahaadooyinka Ardeyda Suudaan u bexeeysa Inshaa allaah

Published on August 19, 2014 by   ·   6 Comments

Mohamed A.llahi Hassan AfraxMohamed hassa osmanMahad Ahmed M. Abdi1Mahad Ahmed M. AbdiHamdi Abdullahi Hassancaydaruus4caydaruus aweys5Aweysarwaax6arwaaxaden sheik3aden sheikabdullahi sh. ahmedAbdikani Mohamed Ahmed4Abdikani Mohamed Ahmed2abdihafid mohamed ahmed4abdihafid mohamed ahmedMohamed Hassan Osman Cibara.ziz mohamed afraxA.wali Ahmed Faraha.llaahi sh.

Readers Comments (6)

  1. Osman Ahmed Hared says:

    ASC salaan ka dib waan u hambalyeynayaa howl wadeenada ururka badbaado waan garanayaa culeyska ay leedahay mas uu liyadaa oo kale waan kasoo shaqeeyey in badan hadana ma filayo in aan ka dhex boxo marka waxan leeyahay markii ardada baxaan inta si rasmi ah ugu guuleysatay iney baxdo uu fariisato kursiga wax barashada in aan markale ka helno webka waad mahadsantihiin.

  2. ururkaba says:

    w/w/w

    Osman Ahmed Xareed, waa halyaay horey ummadda ugu soo shaqeeyey, waxaan filayaa in Maleeyshiya aad nooga soo hesho Scholarships sida asxaabta kale ay ugu faa iideeyeen walaalohooda.

    Mahadsanid

    by Ismail Kudhan

  3. Aweis A/llahi Hersi says:

    waxaan u mahad celinaya ururka shaqada muhiimka ah ee sameenayaaan waxaaana urajeenaya iney guulo gaari doonaan waxaaana leeyahay dadaalkiinna sii laba jibbaara insha Allah

  4. M. M. XALANE says:

    Aan barwaaqo gaarnee ku dadaala waxbarashadda,
    Aan bulshadda hogaaminee ku dadaala waxbarashadda.
    Aan jahliga ka baxnee ku dadaala waxbarashadda.
    is dilka iyo dulmiga ha dhamaadee ku dadaala waxbarashadda.
    Da,yarta aad daadihisaane ku dadaala waxbarashadda.
    si aad u dareentaan ducadii waalidkiin iyo intii idinku soo daashay gudaha iyo dibadaba ku dadaala waxbarashadda.
    duul cilmigooda lagu la mahadiyo aad noqotaane ku dadaala waxbarashadda.
    sidaas iyo nabad galyo iyo noli kulanta insha alaah

  5. CabdulQaadir Maxamed Saciid "Gentleman" says:

    Maasha Allaah, waxaad gaarteen heer la idinka filayey inaad gaartaan waana ilaah mahadiis, balse guushaasi waxaa la rabaa iney inoo noqoto dhiira gelin dheeraad ah maadaama ardeydan heerka jaamacadeed gaartey qaar badan oo ka mid ahi ay iskooladeena tuulooyinka ku yaalla ay wax ku soo barteen.
    Iskoolada tuuladu waa aasaaska horu marka sababtoo ah bulshada tuula joogoodu wax yaqaan wey ka horeysaa bulshada inteeda kale…. Badbaado waad mahadsan tihiin, waloow aad waad mahadsan tihiin ka badan aad mudan tihiin.

  6. mahad says:

    masha,alaah walaalayaal dedaale waxaan rajeynaa inaan horumar dadkeene u horseedno insha,alaah anigane waxaan ahay ardey master degree ku diyaariye uganda gaar ahaan kampala



Fun Raising

Shir Wacyi galin ah oo kadhacaya Muqdisho

May 6, 2017
Ogeeysiis   Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
badbaado

Liiska Ardeyda heshey Wax-bashada bilaashka ah ee Jaamacadaha Gudaha

November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
DSC00131

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
canstockphoto9751902_Education

Ogeeysiis: Deeqo Wax-barasho dibadda ah oo labixinayo

April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
Picture 269

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...

Congratulations for the Badbaado Organization Team!!!

March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
please

There is a wisdom says that “Charity begins Home!”

March 25, 2015
  Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
imagesCA3LWSDZ

Badbado development organization has tried to get the attention of its community over the world.

March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
canstockphoto9751902_Education

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
imagesCAC2O8P0

jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.

January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...