Thursday, December 14th, 2017

Fursad Shaqo

Published on August 17, 2014 by   ·   No Comments

badbaadoOgeeysiis     Ogeeysiis   Ogeeysiis

Dhammaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed waxaa lagu war galinayaa in Hey’adda Badbaado ay Dooneeyso Macalimiin kahowl Gala Dugsiyada Degmada Jowle ee Gobolka Mudug, Sheegow Primary iyo dugsiga Tuuulada Dhalwo oo 30km u jira Degmada Jowle.

Macalinku waxa uu wax u dhigi donaa ardayda heerkoodu yahay Hoose iyo Dhexe.

Macalinka waa in uu keenaa CV-giisa Xafiiska Hey’adda ugu danbeyn 1-da Sep. 2014-ka ee kuyaal Gurigii ay daganaan jireen Dhaqanka Beelaha Hawiye ee Suuqa Bakaaraha.

Shuruudaha Macalinka:

  1. Waa in uu dhameystey Dugsi Sare.
  2. Waa in uu leeyahay Qibrad shaqo ugu yaraan 2 sano.
  3. Waa in uu diyaar u yahay Saxiixa Heshiiska Hey’adda oo qoraal ah kadib markii uu fahmo.

Mobile: 252617065944/252618994080/252615993077
Mahadsanidiin.

Readers Comments (0)



Fun Raising

Shir Wacyi galin ah oo kadhacaya Muqdisho

May 6, 2017
Ogeeysiis   Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
badbaado

Liiska Ardeyda heshey Wax-bashada bilaashka ah ee Jaamacadaha Gudaha

November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
DSC00131

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
canstockphoto9751902_Education

Ogeeysiis: Deeqo Wax-barasho dibadda ah oo labixinayo

April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
Picture 269

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...

Congratulations for the Badbaado Organization Team!!!

March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
please

There is a wisdom says that “Charity begins Home!”

March 25, 2015
  Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
imagesCA3LWSDZ

Badbado development organization has tried to get the attention of its community over the world.

March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
canstockphoto9751902_Education

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
imagesCAC2O8P0

jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.

January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...