Thursday, December 14th, 2017

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

Published on February 14, 2015 by   ·   7 Comments

Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad Bil le Ah ku Taageera Ururka Horumarinta Ee Badbaado Kaa oo Ka Hawl Gala Deegaanada Ay Beesh dagto. Ururku Waxa uu Uga Mahad celinayaa Jaaliyadda Sida Ay Uga Qayb Qaateen Horumarinta Dhanka Waxbarashada Ee Ururka BADBAADO uu Ka wado Deegaanka.

 

Readers Comments (7)

  1. Ismail Warsame Ali (Kudhan) says:

    Waxaan Illaah uga mahad celinayaa in Walaalahaan Isjecel ay isu kaashadeen Dantii Dadkooda iyo Deegaanadooda.

    Garaadka Sare ee Istaakuleeynta dadkeeyga waa wax dareen aad iyo aad u sareeya igu sameeyneeysa.

    Jaaliyadda Seatle Hanbalyo Hanbalyo waa jaaliyaddii ugu horeeysey oo si wada jir ah Gobolada Mareeykanka uga taageerey Hey’adda Badbaado.

    Iskaashi guul leh ayaan idiin rejeynaayaa.

    Mahadsandiin

  2. Abdullahi Karaani says:

    ‏والله في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه

    The more we help others to succeed, the more we succeed.

    Jaaliyadaha Norway iyo Seatle washington waxan rajaynayaa in jaaliyadaha kale ee caalamka aad tusaale wanaagsan u noqotaan.

  3. Nuradin says:

    Asc waxaan leenahay hambalyo iyo shaqo wacan, garashada aad garateen in dadkiina aad wax uqabataana allah uga mahadceliya sababtoo ah waxaa jirta in badan oon ku baraarugsaneen. fir fircooni iyo shaqo wanaagsan ayaan idinka rajeeyneynaa.

  4. Nuradin says:

    Asc waxaan leenahay hambalyo iyo shaqo wacan, garashada aad garateen in dadkiina aad wax uqabataana allah uga mahadceliya sababtoo ah waxaa jirta in badan oon ku baraarugsaneen. fir fircooni iyo shaqo wanaagsan ayaan idinka rajeeyneynaa

  5. ibrahim says:

    waxaan ku talin lahaa in la balaariyo mashruuca oo la gaarsiiyo ruux walbo oo saruur ah oo joogo qurbaha rag iyo dumar si loo sameeyo iskaashi wax tar u leh dadkeena hadii la kulmaa wax walbo la gaari karaa tusaale ahaan inta wadan joogto waa in loo sameeyaa tirakoob guud markaas inta kulmi kartaa isku aragto kadib ruuxba ruuxow yaqaano loo diraa intaan meesha imaan markaas ka dib inta meesha timaada ha sameestaan mamul gudoomiye iyo ku xigeeno ka dib sanduuq lacag aruurin hala sameeyo ka dib sidaas hoos halooga soo bilaabo arinta markaas ka dib qaarad walba gudoomiye haloo sameeyo markaas ayaan gaari karnaa inaan wax badan qabano intii macquul ah saruuur ma yaree wuxuu heesan cida isku xirta oo is xilqaanta jaaliyadaha dibada waa in wax laga bedelaa xaalka oo wax lala qabtaa kooxda badbaado

  6. Muse Aloore says:

    waxay ila tahay in horey loo qaaday tallaabo kol hore loo baahnaa, taasoo ah isku xirka SR meel kastoo ay caalamka ka joogaan, waxaan ku talinayaa in dadaalkaas lasii laba jibbaaro si loo gaaro horumar ka dhalanaya wax wada qabsi iyo is-kaashi

  7. Marian Nuur says:

    Acww walaalyaal waa markii iigu horeeysey oon aan bookhdo website badbaado waxaana kala kulma wax aad iyo aad ii farxad geliya,waxaan leeyahay walaalihii keenay fekerkaan wanaagsan iyo intii ku kaalmeeysaba waxaad asiibteen wax wanaagsan ee Allah idinka ajirsiiyo kheyrkiisa xumaantiisana Allah idinku shartiro, masha Allah waxaad naga mudantihiin sharaf iyo ixtiraam waayoo waxaad latimaadeen maskax iyo aqli ku saleeysan wanaag iyo waxqabad dhab ah.waxaan idiin dardaarmaa guul,midnimo iskaashi,cadaalad,wadatashi,isfahan iyo iskhadarin walaaltinimada. Allah swt ha idin waafajiyo wanaaga iyo kheyrka inshallah.



Fun Raising

Shir Wacyi galin ah oo kadhacaya Muqdisho

May 6, 2017
Ogeeysiis   Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
badbaado

Liiska Ardeyda heshey Wax-bashada bilaashka ah ee Jaamacadaha Gudaha

November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
DSC00131

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
canstockphoto9751902_Education

Ogeeysiis: Deeqo Wax-barasho dibadda ah oo labixinayo

April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
Picture 269

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...

Congratulations for the Badbaado Organization Team!!!

March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
please

There is a wisdom says that “Charity begins Home!”

March 25, 2015
  Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
imagesCA3LWSDZ

Badbado development organization has tried to get the attention of its community over the world.

March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
canstockphoto9751902_Education

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
imagesCAC2O8P0

jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.

January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...