jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.
Published on January 25, 2015 by Badbaado Nairobi Keyna · 2 Comments
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan dadaalada lagu doonayo in wax looga qabto waxbarasha iyo caafimaadka degmooyinka Jowlo iyo Xarardheere.
Xiriirkaan jaaliyada ohio ee waqooyiga America ayaa ahaa mid bilaw u ah xiriiro kale uu ururka ku doonayo in uu la sameeyo Gobolada kale ee America.
Wakiilka rasmiga ah ee ururka badbaado Saciido Maxamuud Warsame Xayaysi ayaa aad u soo dhawaysay waqabadka ururka iyadoo uugu baaqday jaaliyadaha kale in ay ku soo biiraan ololaha wax looga qabanaayo hurumarka deegaanada beesha oo ay hurmuudka u tahay Ururka Badbaado.
Jaaliyadda Seattle Washington ayaa bishaan ugu deeqay lacago oo ay iska soo uruuriyeen,lacagtaa oo ay gaarayso 800$(sided boqol oo dollar), sidoo kalane waxa ay balan qadeen in bil waliba ay jaaliyadu lacago ku bixin doonto si horay loogu socdo dhanka horumarka beesha Saruur.
Sidoo kale ururka waxa uu uga Mahadcelinaya xiriirka cusub Caaqil Cali Nuur Cagwayne iyo Engineer Xuseen Weheliye Shiikhow.
Fun Raising
May 6, 2017
Ogeeysiis
Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...
March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
March 25, 2015
Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...
Waxaan u Mahad celinayaa jaaliyadda Ohio ee waqooyiga America sida walaaltinimada leh oo ay uga soo jawaabeen codsigii Ururka Badbaado. Waxaan ka rajaynayaa Jaaliyadaha kale ee caalamka in ay iyaguna sidaas oo kale uga soo jawaabaan baaqa iyo codsiga Ururka. Gacmo wadajir ayay wax ku gooyaan. Mahadsanidiin.
Aad beey umahadsanyihiin walaaha reer ohio, iyo dhamaan jaaliyadaha aduunka ee ururka badbaado, walaalayaal aanu gacmaha isqabsano oo aan kordhidho howlaha socday insh weeynu kagungaareeynaa higsigeena, ruux walba oo ururka ku abtirsado hamuujiyo dadaal uu kaga qeeybqaadankaro taba rucaadaha ururka maadaama ururku inaga wax inoo qabanayo.