Thursday, December 14th, 2017

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

Published on August 29, 2015 by   ·   2 Comments

Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ayaa waxaa ka soo qeeyb galey Madaxda Ururka Badbaado ee Soomaaliya si gaar ah Guddoomiyaha Ururka ee Soomaaliya Mudane Ismail Warsame Ali, Guddoomiyaha Ururka ee Wax barashada Mudane Alisaid Mohamud Kulane, dhanka kale Guddiga dhaqanka ee Beesha iyo xubno kamid ah ganacsatada Gobolka Banaadir.

Guddiga dhaqanka Beesha ee madasha shirka joogey waxaa kamid ah Guddoomiyaha Dhaqanka Mudane Cabdulqaadir Mire Muxumed, Guddoomiye Kuxigeenka Dhaqanka Mudane cabdullahi Cali Jimcaale, Nuure Xaashi Abdi Dhagax, Maxamed Dhiblaawe Maxamed, Cabdi Kuriyeeri.

Dhanka kale Ganacsatada soo xaadirtey madasha waxaa kamid ahaa Mudane Shire Faarax Culusow iyo Ugaaska Beesha Ugaas Khaliif  Ugaas Mire.

Miraha kasoo baxey shirka ayaa ahaa in xubin kasta ee kafaalo qaad sameyneysa ay ku saleeyso inta qof ee uu kafaalo qaadi karo iyadoo lala jaan qaadi doono hadba kororka ama yaraanshaha daraasadeed ee uu marayo ardeyga wax baranaya ee agoonka ah.

Madashadas waxaa Xaaji Shire uu kafaalo qaadey ardey tiradoodu  gaareeyso lix halka ugaaska beeshana uu kafaalo qaadey afar ardey muddo sanad ah.

Tallaabada labadaan mas’uul ay ku bixiyeen talada iyo tigaada ayaa noqoneeysa tii ugu horeeysey ee ururka uu kaalmo nuuceeda ah ka helo bulshada uu u adeegayo waxaana la rajeynayaa todobaadyada nagu soo beegan in aan soo gudbinno hadba kororka kafaala qaad ee soo kordha.

 

Wixii talo iyo tusaale ah fadlan noo soo gudbiya

 

By Ismail Warsame Ali (Kudhan)

DSC00143

Xaaji Jaamac

DSC00141DSC00132

Guddoomiyaha iyo Guddoomiye kuxigeenka Dhaqanka
DSC00132
DSC00126DSC00123

 

Readers Comments (2)

  1. Abdullahi Karaani says:

    Asc.waxan aad iyo u soo dhoweynayaa barnaamijka kafaalo qaadka agoonta ee aad ka bilowdeen muqdisho waxaana u mahad celinayaa intii soo hindistay iyo inta kafaalo qaadka agoonta. Waa barnaamij runtii muhiimadiisa leh oo aab is leeyahay Allah ayaa inoogu naxariisan doono. Waxaan rayi ku darsanayaa barnaamijkan waxaana soo jeedinayaa in marka hore tiro koob la soo sameeyo agoonta u baahan kafaalo qaadka kadibna baraha bulshada ay beeshu sida qaask ugu xiriirto lagu soo qoro lagana codsado jaaliyadaha beesha ew caalamka in ay ka qeyb qaataan kafaalo qaadka agoonta iyadoo contac-tigii dadka howah gacanta ku hayana lagu soo qorayo. Waad mahadsan tihiin waxaan ka cudur daaranayaa haddii fikirkaygu uu yahay mid soo daahay.

  2. Abdullahi Karaani says:

    Asc.waxan aad iyo aad u soo dhoweynayaa barnaamijka kafaalo qaadka agoonta ee aad ka bilowdeen muqdisho waxaana u mahad celinayaa intii soo hindistay iyo inta kafaalo qaadka agoonta iyagu bilaabay. Waa barnaamij runtii muhiimadiisa leh oo aan is leeyahay Allah ayaa inoogu naxariisan doona. Waxaan rayi ku darsanayaa barnaamijkan waxaana soo jeedinayaa in marka hore tiro koob la soo sameeyo agoonta u baahan kafaalo qaadka kadibna baraha bulshada ay beeshu sida qaaska ugu xiriirto iyo websiteka ururkaba lagu soo qoro lagana codsado jaaliyadaha beesha ew caalamka in ay ka qeyb qaataan kafaalo qaadka agoonta iyadoo contac-tigii dadka howsha gacanta ku hayana lagu soo qorayo. Waad mahadsan tihiin waxaan ka cudur daaranayaa haddii fikirkaygu uu yahay mid soo daahay.



Fun Raising

Shir Wacyi galin ah oo kadhacaya Muqdisho

May 6, 2017
Ogeeysiis   Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
badbaado

Liiska Ardeyda heshey Wax-bashada bilaashka ah ee Jaamacadaha Gudaha

November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
DSC00131

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
canstockphoto9751902_Education

Ogeeysiis: Deeqo Wax-barasho dibadda ah oo labixinayo

April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
Picture 269

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...

Congratulations for the Badbaado Organization Team!!!

March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
please

There is a wisdom says that “Charity begins Home!”

March 25, 2015
  Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
imagesCA3LWSDZ

Badbado development organization has tried to get the attention of its community over the world.

March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
canstockphoto9751902_Education

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
imagesCAC2O8P0

jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.

January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...