Thursday, December 14th, 2017

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

Published on March 31, 2015 by   ·   10 Comments

Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school oo ay maamusho Ururka Badbaado.

Ujeedka Siminaarka ayaa ahaa in kor loo qaado aqoonta macalimiinta,diyaarinta casharadda,qaabka loo diyaariyo imtixaanaadka,xiriirka ardayga iyo macalinka,iyo qaabka wada shaqaynta maamulka iyo macalimiinta.

Ururka waxa uu ka diray magaalada muqdisho labo macalin oo aqoontooda sareyso  waxna ka dhiga jaamacadaha wadanka ku yaal kuwaa oo kala ah macalin Ahmed Daahir Maxamud Jaaamac iyo Cali Saciid Maxamuud Kulane.

Picture 229 (1)

Mcalin Cali Saciid Oo Bixinaaya Cashar Iyo Macalimiintii Oo Horfadhiya.

Picture 269

Dhammaan Macalimiinta Siminaarka La Siinaayay Oo La Sawirran Macalin Cali Saciid Iyo Axmed Daahir.

Picture 264

Waa Labada Macalin Oo Siminaarka Bixinaysay.

Picture 233

Macalin Cali Saciid Oo Bixinaya Cashar Ku Saabsan Tarbiyadda.

Picture 300

Gabdhaha Oo Galaiya Fasaladooda.

Picture 302

Wiilasha Oo Taabuurka Taagan.

Picture 343

Waa ardayda Fasalka 4aad Oo Kuguda Jiraan Dhigashada Casharadooda.

                                                                                     

                                                                                               WADAJIRKEENA WAA GUUSHAYNA

 

XAFIISKA WACYI GALINTA EE URURKA BADBAADO.

 

 

 

Readers Comments (10)

  1. badbaado nairobi says:

    masha alaah guul iyo barwaaqo ayaan u rijeyneynaaa dadkeena iyo degaankeenaba

  2. Abdullahi Karaani says:

    Masha Allah. Walaalayaal aan isku kaashano wanaaga iyo horumarka. Guusheena waxay ku jirtaa wadajirkeena. Mahadsanidiin.

  3. Nuradin says:

    Masha allah waa masawiro aad u qurxoon cadeeynayana heerka eey wax noo marayaan waxaana rajeeynayaa in aan horay u socono oo aan gadaal loo laaban.

  4. amatallah says:

    Masha Allah, keep it up. It is must for people to seek a knowledge. May Allah rewards you with his Hannah aamiin. Please diinatana dadka bar a iyo fiqiga islamka. Well done!!!

  5. Filter Ahmed Hassan says:

    wlh am so happy to see what Badbaado Development Organization is doing, am praying over my allah to make everything easy and I see it’s our time so am encouraging my people to unite because union is strength, in conclusion am thanking Badbaado Development Organization for their good performance

  6. ahmed sheikh says:

    waxa aan u mahadcelinaya ururka badbaado oo howshaan u istaagay iyo dhamaan inti ka qeyb qaadatay howshaan qaaliga ah oo bulshahdeena wax lagu baraayo dadaaalkana waa in aan si wadnaa .. dadkeenana waxa aan leenahay aan waxkasta ku bixino si aan bulshadeena u hormarino !!

  7. abdiwahid Mohamed Said (Gentleman) says:

    MASHA ALLAH

    WELL DONE

  8. Marian Nuur says:

    Acww Walaalyaal, waa markii iigu horeeysey oon aan bookhdo website badbaado waxaana kala kulma wax aad iyo aad ii farxad geliya,waxaan leeyahay walaalihii keenay fekerkaan wanaagsan iyo intii ku kaalmeeysaba waxaad asiibteen wax wanaagsan ee Allah idinka ajirsiiyo kheyrkiisa xumaantiisana Allah idinku shartiro,masha Allah waxaad naga mudantihiin sharaf iyo ixtiraam waayoo waxaad latimaadeen maskax iyo aqli ku saleeysan wanaag waxqabad dhab ah.waxaan idiin dardaarmaa guul,midnimo iskaashi,cadaalad, wadatashi,isfahan iyo iskhadarin walaaltinimada.
    Allah swt ha idin waafajiyo wanaaga iyo kheyrka inshallah.

  9. reer ali xoosh abdi wadhowr says:

    masha alah ilah ajar iyo xasanad haidinka siiyo wa hormar wayn caruurta oowax barta waqtiga iyo malka ad so hurteen

  10. mohamed warsame iman. says:

    Masha Allah. Walaalayaal aan isku kaashano wanaaga iyo horumarka. Guusheena waxay ku jirtaa wadajirkeena walaaltinimada waxqabad dhab ah wanaaga iyo fekerkaan wanaagsan waxkasta ku bixino si aan dakeena u hormarino aqoon la aan waa if tiin la aan qof kasta jacel inuu waxbarto aan garab istaagno waxyaabaha dib inoo dhigaayo aan kafogaano waxaanahay halreer yaa la iska indho tirin runata midigtuba maceen malahan hadey bidixdu kamaqantahay.walaal midigta aan is qabsano waana salaamantihiin.



Fun Raising

Shir Wacyi galin ah oo kadhacaya Muqdisho

May 6, 2017
Ogeeysiis   Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
badbaado

Liiska Ardeyda heshey Wax-bashada bilaashka ah ee Jaamacadaha Gudaha

November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
DSC00131

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
canstockphoto9751902_Education

Ogeeysiis: Deeqo Wax-barasho dibadda ah oo labixinayo

April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
Picture 269

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...

Congratulations for the Badbaado Organization Team!!!

March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
please

There is a wisdom says that “Charity begins Home!”

March 25, 2015
  Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
imagesCA3LWSDZ

Badbado development organization has tried to get the attention of its community over the world.

March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
canstockphoto9751902_Education

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
imagesCAC2O8P0

jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.

January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...