Thursday, December 14th, 2017

Ururka Badbaado oo waxqabadkiisa ku so bandhigay magaalada Nairobi

Published on August 2, 2014 by   ·   1 Comment

Xaflad ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda  ka soo jeedalabada Degmada  xarardheere iyo jowle ayaa waxaa lagu qabtay magaalada nairobi taasoo ay ka soo qeyb galeen urur-da caalimiga ah

Waxa kale oo ka soo qayb galay odayaal dhaqameed,cuqaal,  masuuliyiin hore xil ugu so qabtay Qarankii somaaliya iyo ganacsato caan ka ah geeska africa oo ka mid ahaa Bootaan cibaar shuriye.

Xafaladaani bilawgeeda oo ay ka hadleen masuuliyiinta ururka G/golaha Dhexe (maxamed cabdulle macalin jiiis) G/golaha fulinta (Maxamed Nuur Hurdaaye), Siyaasiyiin wax garad Odayaal dhaqameed iyo ganacsatada.

Xafladaan ayaa waxaa lagu soo bandhigay riwaayad ku saabsan qiimaha waxbarashada ay leedahay taasoo dadkii kasoo qeybgalay aad ugu qanceen  sidoo loo soo agaasimay  loo diyaariyay.

Ururkaani ay wax qabad kiisu tahay wax ka qabadka waxbarashada, caafimaadka & biyaha,  Oo ay na ku soo bandhigeen inta uu ururka jiro wax yaabihii u qabsoomay sida:-

 

Dhisida Dugsiga hoose dhexe ee Sheegoow,Dhisida Dugsiga hoose dhexe dhalwo,Dhisida Dugsiga hoose dhexe Dumaaye waxaa ayna sii cadeeyeen in ay bixiyaan qaraashaadka  macalimiinta iskuulaadka degmada jawle

Xafladaani oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Badbaado ayaa dadweenihiii ka soo qeyb galay u sameeyeen casho sharaf.

Readers Comments (1)

  1. Web Hosting says:

    aad ayan ugu mahad celinaya mr xabeb sida xaqiiqda ah ee uu u soo bandhigay arimaha siyaasadeed dhaqaaleed iyo amaan ee maamulkeena Puntland waxaan leeyhay aad ayaad ugu mahadsan tahay siina wad xaqaa iqa ka jira Puntland faafintiisa byby.



Fun Raising

Shir Wacyi galin ah oo kadhacaya Muqdisho

May 6, 2017
Ogeeysiis   Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
badbaado

Liiska Ardeyda heshey Wax-bashada bilaashka ah ee Jaamacadaha Gudaha

November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
DSC00131

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
canstockphoto9751902_Education

Ogeeysiis: Deeqo Wax-barasho dibadda ah oo labixinayo

April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
Picture 269

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...

Congratulations for the Badbaado Organization Team!!!

March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
please

There is a wisdom says that “Charity begins Home!”

March 25, 2015
  Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
imagesCA3LWSDZ

Badbado development organization has tried to get the attention of its community over the world.

March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
canstockphoto9751902_Education

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
imagesCAC2O8P0

jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.

January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...