Tuesday, January 23rd, 2018

Ururka Badbaado oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyay Xubno ka socda, Sawiro..

Published on August 11, 2014 by   ·   3 Comments

Waxaa magaalada Nairobi gaar ahaan  xaafada islii xaflad soo dhawayn  iyo Mahad Celin loogu sameeyay Xubin ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee Noway gaar ahaan Xubina ka ah Ururka Badbaado.

Xafladaan oo ahayd mid si wayn loo soo Agaasimay laguna Maamuusayay Marwo fartuun Abshir dhoore iyo Qoyskeeda, ayaa waxaa lagu Maamuusayay dadaalka ay ka Gaysatay Marwo Fartuun abshir dhoore dadaalka loogu Jiro Dib u dhiska iyo Horumarinta Deegaanka Xaradheere iyo Jawle gaar ahaan dhinaca Waxbarashada.

Mas’uuliyiin ,siyaasiyiin, Ganacsato Caan ah iyo Xubnaha Ururka Badbaado ayaa halkaas ka Jeediyay Hadalo soo dhawayn ah iyo xaaladihii ugu danbeeyay ee Degmada Xaradhere iyo Jowle gaar ahaan Waxbarashada, caafimaadka iyo Biyaha.

Mas’uuliyiintii halkaas ka hadashay waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha Guud ee  Ururka, abuukar Maxamuud sheikh Yuusuf  Garweyne, C/majiid sheikh Maxamed Ciroobe oo ah Gudoomiyaha Golaha dhexe, Maxamed axmed Cawaale (Maduulow) gudoomiye ku xigeenka dhanka dhaqaalaha, Xasan Mire xareed Madaxa dhaqaalaha, C/llaahi Xasan Gooni ( Gurey), Axmed maxamed Xasan( saakow) gudoomiyaha ganacsata Nairobi  iyo  Gudoomiyaha guud  Ganacsatada Maxamuud  Muqtaar.

“ aad ayaan ugu Faraxsanahay dadaalka ay wadaan Ururka Badbaado oo ah Dib u dhiska dhinaca waxbarashada caafimaadka iyo Horumarinta Degmada Xaradheere, waxaana u mahad Celinayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee ka soo Jeeda Deegaankaas oo ku Nool Yurub, USA iyo caalamka Kuwaas oo dadaal ka gaystay badbaadinta  Boqolaal Caruur ah oo Deegaankaas joogto”ayay Tiri Marwo Fartuun abshir dhoore.

Sidoo kale Ururka Badbaado ayaa Goobo waxbarasho ka dhisay Tuulooyinka Hoos taga Degmada Xaradheere, sida Dhalwo, Dumaaye, sheegow, Buur Jiriqo, Buur Bishaaro, iyo Degmada Jowle.

IMG_0618

axme xassan maxamed (saakoow).

IMG_0519

waa xubnaha ururka badbaado .

IMG_0595

cabdullaahi xassan gooni (gureey).

IMG_0506

waa ganacsatada beesha oo ka qaybqaadanayay xafladda so dhawaynta ahayd.

IMG_0521

waa gabdhihii wax ka so dhaweeyay fartuun.

IMG_0525

maxammed axmed cawaale (maduulow). ku xigeenka madaxa dhaqaalaha ururka badbaado.

IMG_0602

waa dhammaan xunbnaha ururka oo ka qayb qaadanaya xafladda so dhaweynta ah.

IMG_0593

waa gudooomiyaha guud ee ururka abuukar maxamuud oo ka  gudoomaya shahaado sharaf fartuun abshir dhoore.

IMG_0532

abdi majid sh.maxamed ciroobe gudoomiyaha golaha dhexe ee ururka badbaado.

IMG_0625

waa gacancsata iyo xubnaha ururka oo sawir kuwada jira dhamaadkii xafladda.

IMG_0629

waa fartuun abshir dhoore iyo qayskeeda oo sawir la galay xubnaha ururka iyo ganacsatada.

 

 

 

 

Readers Comments (3)

  1. masha allaaah waa waxlagu farxo

  2. Ismail Warsame Ali says:

    waaaaaaaaaaaaaaaaw Maasha allaaah waan hanbalyeeynayaa munaasabadaha loo qabanayo dadka wax tarka leh waana bogaadinayaa.

    Mahadsanid

  3. mohamed warsame iman. says:

    waxaan aad ugu faraxsanahay horumarka ay gaareen beysha waxaan uGu hanbalyeynaa ineysiwadaan halganka talo iyo ra wan u haynaa haday nooga bahdaan



Fun Raising

Shir Wacyi galin ah oo kadhacaya Muqdisho

May 6, 2017
Ogeeysiis   Dhammaan Xubnaha Ururka Badbaado ee Soomaaliy, waxaa lagu war galinayaa in laqabanayo shir wacyi galin ah oo ...
badbaado

Liiska Ardeyda heshey Wax-bashada bilaashka ah ee Jaamacadaha Gudaha

November 23, 2016
Ururka Badbaado ee kashaqeeya horumarinta Wax-barashada, Biyaha, Caafimaadka iyo Horumarinta deegaanka ayaa waxaan bulshada uu u adeego halkaan ...
DSC00131

Shirka Dhaqaale u aruurinta agoonta (Sawiro)

August 29, 2015
Shir looga arinsanayey qaabka ugu haboon ee lagu taageeri karo mash-ruuca kafaalo qaadka ardeyda agoonta ah ee beesheena ...
canstockphoto9751902_Education

Ogeeysiis: Deeqo Wax-barasho dibadda ah oo labixinayo

April 17, 2015
Ururka Horumarinta ee Badbaado (Badbado Foundation), waxa uu ku war galinayaa dhammaan dhalinta dhameeysatey wax barashada dugsiyada sare ...
Picture 269

Ururka Badbaado Oo Siminaar u Qabtay Mcalimiinta (DAAWO SAWIRADDA).

March 31, 2015
Ururka Horumarinta Ee Badbaado Ayaa Siminaar Aqoontooda Kor loogu Qaadayay markii ugu horaysay u qabtay macalimiinta 5 school ...

Congratulations for the Badbaado Organization Team!!!

March 26, 2015
Congratulations to the Badbaado Organization Team!!! We are proud of the commission that Badbaado group pays for the ...
please

There is a wisdom says that “Charity begins Home!”

March 25, 2015
  Obviously, Somali people faced on war and hard life which carries misery emotions and problems for more than ...
imagesCA3LWSDZ

Badbado development organization has tried to get the attention of its community over the world.

March 8, 2015
Badbado organization has been working since 2010. It built more than six schools in several parts of Xarardheere ...
canstockphoto9751902_Education

Xubnaha Jaaliyadda Seattle waa kuwa ku dayasho mudan

February 14, 2015
Halkaan waxaan waxaan uga mahadcelinaynaa  Xubnaha Jaaliayadda reer Seatle Washington Ee maraykan ka Ku waa oo Lcago Tabarucaad ...
imagesCAC2O8P0

jaaliyadda Seattle Washington ee Maraykan ka oo lacag ugu Deeqay Ururka Badbado.

January 25, 2015
Waayahan danbe ururka badbaado ayaa xiriiro dhaw la samaynayay jaaliyadaha dibadda ee beesha si ay gacan uuga geestaan ...